WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbaahinta Oo Su.aalo Kala Duwan La Boobtay Maayarka Gabiley Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay!

GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar cabdi oo maanta warbaahinta si caam ah ula hadlay ayaa waxaa su,aalo kala duwan la boobay warbaahinta ka hawlgasha gobolka gabiley kuwaasi oo la xidhiidhay safarkiisii. Waxyaabaha ka jira gobolka iyo arimo kale

HALKAN KA DAAWO MAAYARKA GABILEY IYO JAWAABAHA UU KA BIXIYAY SU,AALIHII LA WAYDIIYAY;

 

Exit mobile version