HARGAYSA(W,N)-Muj/Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo kamid ahaa saraakiishii ururkii snm ee dib uxorayta Somaliland kana mid ahaa xubnihii hormuudka ka ahaa ku dhawaaqista gooni isku taaga jsl ayaa jawaabo is barkan ka bixiyay hadalo xaqiiqda ka fog oo kasoo yeedhay Dr cabdiraxmaan Baadiyow oo shakhsiyaad kale oo ka dhow maamulka farmaajo.
Sidoo kale Muj Boobe ayaa ka xog waramay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray halgankii xilka laga tuuray siyaad bare iyo in wali ay muqdisho joogaan kuwii xasuuqay shacabka reer Somaliland iyo gobolada mudug
Dhanka kale muj boobe ayaa fariim muhiim ah udiray shacabka reer Somaliland oo uu ugu baaqay in ay isku duubnaadaan cadowga Somaliland meel uga soo wada jeestaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMAYSTIRAN;