JABUUTI(W,N)-Dalka Jabuuti ayaa labadii maalmeed ee Udanbeeyay waxaa laga helay kiisaskii ugu badnaa ee dadka qaba xanuunka coronavirus oo si xawli ah ugu faafay iyadoo labadii qof ee ugu horeeyayna Ugeeriyoodeen Cudurkaasi.
Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa ka hadlay saamaynta cudurkani uu ku yeeshay dalkiisa isagoo shacabka reer jabuuti ugu baaqay in ay uhogaansamaan awaamiirta lagaga hortagayo xanuunka coronavirus.
Sidoo kale madaxwayne Geele ayaa bahda caafimaadka iyo ciidamada qalabka sida eek ala duwan ku bogaadiyay sida ay heegan ugu yihiin hawlaha qaran iyo daryeelka shacabkooda
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;