|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Geele Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Dalkiisa Ku Yeeshay Xanuunka Coronavirus.
April 14, 2020 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Dalka Jabuuti ayaa labadii maalmeed ee Udanbeeyay waxaa laga helay kiisaskii ugu badnaa ee dadka qaba xanuunka coronavirus oo si xawli ah ugu faafay iyadoo labadii qof ee ugu horeeyayna Ugeeriyoodeen Cudurkaasi. Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa ka hadlay saamaynta cudurkani uu ku yeeshay dalkiisa isagoo shacabka reer jabuuti ugu baaqay in ay uhogaansamaan awaamiirta lagaga hortagayo xanuunka coronavirus. Sidoo kale madaxwayne Geele ayaa bahda caafimaadka iyo ciidamada qalabka sida eek ala duwan ku bogaadiyay sida ay heegan ugu yihiin hawlaha qaran iyo daryeelka shacabkooda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Sheekh Aadansiiro Si Adag Uga Hadlay Dulmiga iyo Tacadiga Madaxwayne Biixi Ku Hayo Qoyska Max... Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Duulaanka Xukuumadu Hayso Komishanka Qaran... Halkan Ka Daawo: “Xaalada Caafimaad Ee Uu Ku Suganyahay Madaxwaynaha Somaliland Maaha Mid Uu Dalka K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|