WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beel Kamid Beelaha Gobolka Awdal Oo Ka Digay In La Marin Habaabiyo Mashruuca Biyo Balaadhinta.

BOORAMA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka beel kamid ah beelaha dega gobolka awdal ayaa ka digay in lamarin habaabiyo biyo balaadhinta magaalada boorama oo ay sheegeen in kooxo sharwadayaal ahi doonayaa in meel kale la mariyo.

Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa fariin culus diray xukuumada Somaliland iyo maamulka gobolka awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version