WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maandooriyaal Iskugu Jira Khamri Iyo Xashiishad Oo Lagu Qabtay Degmada Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)- Ciidanka booliska magaalada tog wajaale ayaa qabtay maandooriyaal tiro badan oo si qorsoodiya la doonayay in dalkka lagu soo galiyo.

Maamulka ciidanka boolis ayaa goob fagaare ah ku gubay laabooyinka maandooriyaha ah ee ay qabteen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version