WAJAALE NEWS

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ganafka Ku Dhuftay Dalabkii Xisbiyadda Mucaaradka ahi Ay Ku Dalbadeen Mudaharaadka Salmiga ah

Hargeysa (WJN) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa ganafka ku dhuftay dalab ay xisbiyadda Mucaaradka ah ee Wadani iyo UCID ku doonayeen in ay mudaharaad ka dhan ah xeerka horumarinta wadooyinka oo uu dhawaan Golaha Wakiiladda Somaliland soo hor dhigay.

Qoraal dheer oo uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ku socodsiiyay labadda xisbi ayaa waxa uu ku sheegay in aanay suurtogal ahayn in ay wakhtigan dhigaan mudaharaad.

Waxaana qoraalka Wasiirka oo ay shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews nuqul ka mid ah heshay

uu u dhignaa sidan.

 

Exit mobile version