WAJAALE NEWS

DAAWO;-Eng Maxamed Xaashi Cilmi Oo Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Eng maxamed xaashi cilmi oo kamid ah odoyaasha madasha kana mid ahaa aas aasayashii ururkii snm ee suurto galiyay dib ulasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland

Eng maxamed xaashi ayaa madaxwayne bixi ugu baaqay in uu dalka ugu shaqeeyo wixii uu ugu dhaartay iyo kitaabkii uu gacanta saaray

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version