HARGAYSA(W,N)-Dr Axmed Xuseen Ciise Oo ka hadlayay Kulankii gudida ka Hortaga xanuunka coronavirus Ay layeesheen culimo awdiinta iyo dhakhaatiirta dalka isagoo ayaa bandhigy siyaabooyinka kaliya ee lagaga hortgai karo xanuunka sida xawliga ufaafaya
Sidoo kale dr axmed xuseen ayaa culimo awdiinta dalka baaqay in looga fadhiyo masalooyinka diiniga ah ee xanuunka iyo taariikhda islaamku xanuunadii soo dhacay siyaabihii looga hortagay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;