WAJAALE NEWS

“Waxa Laysku Raacay In Ay Komishankii Hore Doorashada Qabtaan, Waanan Soo Dhawaynayaa”Siyaasi Rashiid J. Dhari.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa ka hadlay heshiiskii Ay wada gaadheen xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ee qabsoomida doorashooyinka golayaasha wakiilada iyo deegeenka

Siyaasi rashiid ayaa sheegay in ay ka xisbi ahaan taageersan yihiin heshiiskaa uu gudoomiyaha xisbigu soo saxeexay iyo soo celinta xubnihii hore ee komishanka doorashooyinka qaranka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version