HARGAYSA(W,N)- Shirkada Isgaadhinsiinta Casriga ah ee Telesom soo dhaweysay golaha wakiilada oo waxka badal ku sameeyay xeerka isgaadhsiinta oo hore goluhu kooto ugu xidhy shirkad gaar.
Sidoo kale Shirkada telesom ayaa Madaxwaynaha somaliland iyo wasiirka isgaadhsiinta ku bogaadisay doorkii ay ka qaateen laalista xeerkii dabrayay in shirkaduhu si xor ah dalka ukeenaan xadhkaha internetka qaada Viper Opticga.
HLKAN KAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKA SHIRKADA TELESOM;