WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Tvyada Madaxbanaan Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Sedex Wariye Oo Ku Xidhan Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Mulkiilayaasha iyo wakiilada televisionada madaxbanaan ee ka hawlgala somaliland ayaa ka hadlay xadhiga sedex wariye oo mudo labada todobaad ah ku xidhan magaalada hargaysa kuwaasi oo ay xadhigooda walaac xoogan ka muujiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version