TOG WAJAALE(W,N)- Xukuumada Somaliland ayaa shalay lixdii galabnimo shacisay in ay gabi ahaanba xidhay xadka ay la wadaagto dalka itoobiya iyadoo hore ay dawlada itoobiya uxidhay
Hadaba amarada kasoo baxay Somaliland iyo itoobiya waaa sidii xadka labada dalka wadaagaan ee magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo kamid ah goobaha ugu samxada badan ee ay wadagaan labada dalk
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;