GABILEY(W,N)-Maamulka Dowlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Soo Kormeeray Mashaariico Hormarineeed Kuwo Kalen Dhagax Dhigay.
Xoghayaha degmada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo maamulka gobolka gabiley ayaa kormeer kusoo maray mashaariic ay ka wadaan gudaha magaalada kuwo cusubna dhagax dhigay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;