Hargeysa (WJN)- Xoghayaha cadaalada ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxaa uu sheegay in xadhiga dadka shicibka ah ee aan waxba galabsanin uu batey intii uu talada dalka hayey Madaxweyne Muuse Biixi, waxaana uu ka digay in uu dalka ka dhaco kacdoon shacab oo arintaasi lagaga soo hor jeedo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka