WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid Iyo Madarasad Laga Hirgaliyay Deegaanka Qalax.

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada Hargaysa oo ay Weheliyaan masuuliyiin katirsan dawlada hoose iyo saraakiisha cidanka qaranka ayaa xadhiga ka jaray masaajid iyo madarasad laga hirgaliyay deegaanka qalax ee koonfurta hargaysa oo dhawaan loo raray boqolaal qoys oo deganaa taliska ciidanka birmadka/

Masaajidkan iyo madarasadan ayaa waxaa hirgaliyay dad muxsimiin ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version