WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Oo Duuduub Ku Ansixiyay Waxka Badal Xeerka Isgaadhsiinta!

HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha golaha guurtida ayaa fadhigoodii maanta dur duro ku ansixiyay xeerka isgaadhsiinta oo golaha wakiiladu kusoo sameeyeen waxka badal iyo kaabis

Sidoo kale xeerkan golaha guurtida ansixiyeen ayaa lagu laayay qodobo kamid ahaa oo sheegay in kooto loo xidhay  shirkad dalka maalgalin balaadhan samaysay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version