WAJAALE NEWS

“Dib Udhaca Doorashooyinka Iyo Muranka Xisbiyadu, Somaliland Waxay Ku Keeneen Xagal-daac Siyaasadeed” Siyaasi Dayr.

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Somaliland horena unoqday wasiirka ganacsiga ee xukuumadii Axmed siilaanyo Eng Xuseen Aadan Cige Dayr  ayaa  ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalku marayo iyo saamayta ay somaliland ku keeneen samcadii ay caalamka ku lahayd

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version