WAJAALE NEWS

Dawlada Jabuuti Oo Xaqiijisay 9Qof Oo Kale Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus.

JABUUTI(W,N)- Dawlada jabuuti ayaa shaacisay 9qof oo kamid shacabka ku dhaqan dalka jabuuti oo laga helay caabuqa sida xawliga ufaafaya ee coronavirus  iyadoo ay hore ujireen kiisas kale oo ah dad laga helay xanuunka coronavirus.

Warbixin ay soo saaray dawlada jabuuti ayaa lagu sheegay dad badan oo la baadhay in caabuqa coronavirus laga helay qof oo kamid ah in ay qabaan xanuunka corona virus.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version