WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Ganacsatada Uga Digtay In Ay Kor Uqaadaan Qiimaha Miciishada.

HARGAYSA(W.N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa fariin culus udiray ganacsatada reer somaliland isagoo uga digay in ay kor uqaadaan qiimada miciishada wakhti  dalka ay soo waajahday cabsida xanuunka coronavirus

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasiir Maxamed Kaahin Oo U Hanjabay Ganacsatada Hadii Ay Isku Dayaan Inay Kamacaashaan,,

Exit mobile version