WAJAALE NEWS

DAAWO; Xildhibaan Dheeg Oo Ku Baaqay In Aan La Siyaasadayn Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco,

HARGAYSA(W,NXildhibaan dheeg oo katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay shirka ay dhawaan beelaha habar jeclo iyo garxajis ku qabsanayaan magaalada burco isagoo sheegay in aanu ahayn shir siyaasadeed.

Sidoo kale xildhibaan dheeg ayaa ku baaqay in aany shirka la siyaasadayn

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version