|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Dheeg Oo Ku Baaqay In Aan La Siyaasadayn Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco,
March 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,NXildhibaan dheeg oo katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay shirka ay dhawaan beelaha habar jeclo iyo garxajis ku qabsanayaan magaalada burco isagoo sheegay in aanu ahayn shir siyaasadeed. Sidoo kale xildhibaan dheeg ayaa ku baaqay in aany shirka la siyaasadayn HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|