WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee G, Gabiley Oo Kooxo Ka Shaqaydoona Talaalka Xoolaha U kala dirtay Deegaanada Gobolka.

GABILEY(W,N)- Isku duwaha Wasaarada Xanaanada xoolaha Iyo kaluumaysiga ee gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka gobolka ayaa maanta dhakhaatiir ka shaqayndoona talaalka xoolaha u kala dirtay deegaanada gobolka gabiley hoos yimaada.

Kooxahan dhakhaatiirta ah ayaa mudo 22cisho ah ka hawl gali doona kuwaasi oo sita qalabka loogu talo galay caafimaadinta xoolaha ayaa ku kala baxay deegaanadii loo qorsheeyay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version