WAJAALE NEWS

50 Qof oo Ku Dhimatay Dagaalka Dhumay Ee Koonfurta Laascaanood iyo Wararkii U Danbeeyay

Laascaanood (WJN)- Waxaa sare u kacay dadkii ku dhintay dagaalkii shalay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood ku dhex maray labada beelood, waxayna hadda kor u dhaafayaan dhimashadu konton qof.

Halkan hoose ka dhagayso warkan oo faah-faahsan.

Exit mobile version