JIG JIGA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha ee dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa ganacsatada dalka ugu digtay in ay shacabka ku qaaliyeeyaan maciishada xaalada kala guurka ah ee uu sobobay caabuqa corona virus awgeed.
Masuuliyiinta wasaarada ganacsiga ee dawlad deegaanka somalida ayaa si ay ugu guur galaan xaalada dhabta ee suuqa waxay kormeer kusoo mareen meherada ganacsi ee gudaha magaalada jig jiga si ay wax uga ogaadaan qiimaha ay ku iibinayaan ashcaarta.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;