Tog Wajaale (W,N):- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxa ay maanta kormeer indh indhayn ah ku soo mareen Xaafadaha Magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale oo ay ka socoto hawlaha lagu banaynayo wadooyinka xidhmay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka