Ceerigaabo (WJN) Guddiga nabadaynta ee ka socda golaha Guurtidda Somaliland shaqaaqadii beelaha u dhaxaysay ee degaanka Shidan ee gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uga qabsooomay hawshaasi.
Xubnaha guddiga ah ee ka socda golaha Guurtidda Somaliland oo toban xildhibaan ayaa weli ku sugan magaaladda Ceerigaabo, iyadoo ay sugayaan inta la gaadhayo shirka loo balansan yahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka