|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudida Nabadaynta Golaha Guurtida Somaliland oo War Ka Soo Saaray Colaada Buuralayda Shidan Ee Gobolka Sanaag
March 13, 2020 - Written by Editor:Ceerigaabo (WJN) Guddiga nabadaynta ee ka socda golaha Guurtidda Somaliland shaqaaqadii beelaha u dhaxaysay ee degaanka Shidan ee gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uga qabsooomay hawshaasi. Xubnaha guddiga ah ee ka socda golaha Guurtidda Somaliland oo toban xildhibaan ayaa weli ku sugan magaaladda Ceerigaabo, iyadoo ay sugayaan inta la gaadhayo shirka loo balansan yahay. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Related posts:DAAWO;-Hadaladii Ay Iswaydaarsadeen Ergadii Madaxdhaqameedka Gobolka Sanaag Iyo Madaxwaynaha Oo Dham... Daawo:Cunsurigii Muslimiinta Ku Xasuuqay Oo ay Soo Bandhigtay Dawlada Kanada Iyo Xukunka Lagu Riday DAAWO;-Ururka Qareenada Jsl Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Siidayso, Gaadiidkoodana Uceliso Dadkii Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|