HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood adag ka yeeshay mooshin golaha wakiilada dhawaan meel mariyeen oo ay ku doonayeen buuxinta laba kursi oo ka banaan xildhibaanada golaha wakiilada
Xidhibaanada golaha guurtida ayaa dood iyo falanqayn ay ku sameeyen mooshinka golaha wakiilada usoo gudbiyeen sheegay in xeerkani ay ka muuqato galdaloolooyin badani kana hor imanayo xeer 20
Sidoo kale golaha guurtida ayaa go,aamiyay in xeerkan dib loogu celiyo golaha wakiilada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;