DAAWO;-Golaha Guurtida Oo Dib Ugu Celiyay Wakiilada Mooshin Ay Ku Doonayeen Buuxinta Laba Kursi Oo Golaha Ka Banaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Guurtida Oo Dib Ugu Celiyay Wakiilada Mooshin Ay Ku Doonayeen Buuxinta Laba Kursi Oo Golaha Ka Banaan.
March 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood adag ka yeeshay mooshin golaha wakiilada dhawaan meel mariyeen oo ay ku doonayeen buuxinta laba kursi oo ka banaan xildhibaanada golaha wakiilada

Xidhibaanada golaha guurtida ayaa dood iyo falanqayn ay ku sameeyen mooshinka golaha wakiilada usoo gudbiyeen sheegay in xeerkani ay ka muuqato galdaloolooyin badani kana hor imanayo xeer 20

Sidoo kale golaha guurtida ayaa go,aamiyay in xeerkan dib loogu celiyo golaha wakiilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS