WAJAALE NEWS

CDG; Xarunta Maamul Wanaaga Iyo Dimuqaadiyada Oo Ka Hadashay Heshiiskii Xisbiyada Iyo Xukuumada Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Warsaxafadeed kasoo baxay xarunta maamul wanaaga Iyo Dimuqraadiyada Somaliland Ee CDG Ayaa soo dhawaysay heshiiskii ay xkuumada iyo xisbiyada mucaaridku ka gaadheen murankii arimaha doorashooyinka.

Xarunta CDG Ayaa bogaadisay dhinacyada wada gaadhay heshiiska iyo cidkasta oo gacan ka haysatay

HALKAN KAGA BOGO WARSAXFADEEDKA KASOO BAXAY XARUNTA  CDG;

Exit mobile version