CDG; Xarunta Maamul Wanaaga Iyo Dimuqaadiyada Oo Ka Hadashay Heshiiskii Xisbiyada Iyo Xukuumada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
CDG; Xarunta Maamul Wanaaga Iyo Dimuqaadiyada Oo Ka Hadashay Heshiiskii Xisbiyada Iyo Xukuumada Jsl.
March 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Warsaxafadeed kasoo baxay xarunta maamul wanaaga Iyo Dimuqraadiyada Somaliland Ee CDG Ayaa soo dhawaysay heshiiskii ay xkuumada iyo xisbiyada mucaaridku ka gaadheen murankii arimaha doorashooyinka.

Xarunta CDG Ayaa bogaadisay dhinacyada wada gaadhay heshiiska iyo cidkasta oo gacan ka haysatay

HALKAN KAGA BOGO WARSAXFADEEDKA KASOO BAXAY XARUNTA  CDG;

COMMENTS
LINKS