WAJAALE NEWS

Warbixin; Hooyo Timaheeda U Iibisey Sidii Ay Ubadkeedu Cunto U Heli Lahaayeen!

HINDIYA(W,N)- Hooyo udhalatay dalka Hindiya ayaa duruufaha nolosha awgeed u iibisay timaheeda si ay caruurteedu u hesho cunto ay cunaan.

Hooyada ayaa waxay hore uwayday saygeedii kadib markii uu ku guuldaraystay dabarida nolosha Qoyskooda

HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAN OO XIISO LEH;

Exit mobile version