WAJAALE NEWS

Warbaahinta Kenya Oo Warbixin Ka Qortay Caqabaddaha Soo Waajahay Qorshii Abiye Axmed Uu Ku Doonayay Inuu Hargeysa Farmaajo Ku Keeno!

Hargeysa(W,N)-Wargeyska caanka ah ee The East African ee ka soo baxa magaalada Nayrobi, ayaa cadadkiisii shalay qoray in qorshihii Raysalwasaare Abiye Axmed ku doonayay inuu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo keeno Hargeysa, uu gidaar ka horyimid.

Wargeyska ayaa qoray warbixin uu ciwaan uga dhigay “Qorshihii Abiye uu ku doonayay inuu dib ugu heshiisiyo Soomaaliya, waxa ka horyimid gidaar.”,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

Exit mobile version