WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah;-Wasiirka Warfaafinta Oo Agaasimaha Guud Ka Joojiyay Qaybo Kamid Ah Shaqada Wasaarada+sobobta!

HARGAYSA(W.N)- Khilaaf culus oo ka dhex isgaadhmay masuuliyiinta ugu sareeya wasaarada warfaafinta ayaa la sheegay in uu wasiirka saleebaan cali koore  qaybo kamid ah shaqada wasaarada uu ka joojiyay agaasimaha guud ee wsaarada warfaafinka kaasi oo ah sexeexa wixii shidaal ah ee wasaarada ka baxaya, arinta ayaa xogaha laga helayaa tibaaxeen in ay tahay khilaaf hor dhaca Oo masuuliyiinta wasaarada ka dhexeeya.

Majiro warar faah faahsan oo kasoo baxay halka uu salka hu hayo khilaafka culus ee masuuliyinta wasaarada warfaafinta

HALKAN KA AKHRI WARQADA WASIIR KOORE SHAQADA KAGA JOOJIYAY AGAASIMAHA GUUD,

 

Exit mobile version