WAJAALE NEWS

DAAWO; Dawlada Jabuuti Oo Ku Dhawaaqday in Ay ka baxday Heshiiskii Ay kula Jirtay DP World Iyo Shirkada Oo Dareen Celisay Talabaadan

Jabuuti(W,N) dawlada jabuuti ayaa gabi ahaanba ka baxday heshiis ay la sexeexay shirakada maamusha dekedaha ee dp waorld oo ay mudiiyinkii udanbeeyay socotay dawlad u dhaxaysa labadoodu,

Dhanka kale shirkada do world ayaa ka hadashay sida ay u aragto go,aanka kasoo baxay madaxda dalka jabuuti.

Dawlada jamuuriyada jabuuti ayaa ka baxday heshiiskii shirkada maamusha dekadaha ee  dp world

 

Exit mobile version