WAJAALE NEWS

Muj Boobe Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maxamed Cabdi Yuusuf Oo Kamid Ahaa Hadhaagii Siyaad Bare Ee Xasuuqa UGaystay Shacabka Somaliland.

“Maxamed Cabdi Yuusuf Mushkilada Haysataa Waa Mushkilad Aqooneed, Noloshaa Meer Meerka Ah Ayuuna Ku Danbeeyay”Muj Boobe.

HARGAYSA(W,N0- Muj Boobe Yuusuf Ducaale ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay Raysal Wasaarihii hore ee somaliya Maxamed Cabdi Yuusuf oo kamid ayaa shakhsiyaadkii ka qayb qaatay Xasuuqii dawladii Siyaad Bare Ugaysatay shacabka Somaliland oo dhawaan warbaahinta ka sheegay in SNM Danbiyo gaysatay burburisayna dawladii somaliya.

Sidoo kale muj boobe ayaa soo bandhigay taariikhda maxamed cabdi yuusuf oo kamid ahaa dadkii kacaanka kamid ahaa islamarkaana taariikhdiisu ku suntan tahay danbiile aan indho kale oo kacaanka lahayn kana aradan yahay aqoon aan ahayn kacaan iyo ka been sheegida xaqiiqada wixii ka dhacay somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version