WAJAALE NEWS

Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Maanta u Furay Tababarkii Shanaad ee Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Shaqaalaha.

Hargeisa(W.N):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Dirir oo Ay Weheliyeen Ku Xigeenka hantidhawraha Qaranka Somaliland sacad riraash iyo Madaxa Xafiiska BFM-ka Xassan Faarax Maxamed Ayaa Maanta Shaqaalaha Xafiiska Hantidhawrka u furay Tobabar Qaadan Doona Muddo 14 maalmood ah kaas oo Shaqaalaha Xafiiska hantidhawrka lagu baridoono Hab raacyada Casriga ee Xisaabaadka maaliyada.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Exit mobile version