WAJAALE NEWS

Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Nayroobi Kulan Kula Qaatay Beesha Caalamka Iyo Ujeedada Kulankooda,

NAIROBI(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada Somaliland oo safar ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la qaatay qaramada midoobay. Midowg yurub iyo haayado caalami ah

Wefti Wasiiro ah oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd oo ay weheliyaan Madaxda Xafiiska Somaliland ee Dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Deeq bixiyaasha iyo Saaxiibada Somaliland ee Caalamka.

Kulanka waxa lagaga arrinsaday doorka ay Saaxiibada Caalamka ee Somaliland ka qaadan karaan kasoo kabashada masiibadii Dabka ee Suuqa Waaheen.

1

 

Exit mobile version