WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Madaxwayne Biixi Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa galabta dalka dib ugu soo noqday safar uu maalmo ku joogay dalka itoobiya.

Gudoomiye ciro ayaa ka hadlay kulan ay madaxwayne biixi kuwada yeesheen caasimada dalka itoobiya ee adis ababa iyo arimaha ay ka wada hadleen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version