WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ka Hor Khudbadeeyo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay.

WASHINGTON(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somalilland ayaa loogu baaqay in uu ka hor khudbadeeyo golaha amaanka ee qaramada midoobay

Aqoonyahano iyo khuburo caalamiya oo fadhigoodu yahay dalka maraykan ayaa qoraal ay soo saareen madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ugu baaqay in uu khudbad ka horjeediyo golaha amaanka oo ay suurtogal tahay in ay ogolaato

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version