HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay mawqifka golaha ee safar la sheegay in uu somaliland ku imanayo madaxwaynaha maamulka muqdisho oo uu ku weheliyo raysal-wasaaraha itoobiya
Dhanka kale gudoomiye saleeban ayaa raysal wasaaraha itoobiya ugu baaqay in uu ilaaliyo xidhiidhka labada dal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;