WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Somaliland Ka Mamnuucay Barnaamijka FOREX Oo Ay Sheegeen In Shacabka Lagu Dhacayo.

HARGAYSA(W,N)-War saxfadeed kasoo baxay Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba dalka laga mamnuucay barnaamijka FOREX Oo bulshada lacago laga urursaday islamaarka ay xukuumadu ku sheegtay Jiif Oo Jaq ah

HALKAN KAGA BOGO WARSAXAFADEEDKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version