WAJAALE NEWS

Odayaasha iyo Waxgaradka Bariga Hargeysa oo Xukuumada Ku Taageeray Go’aankii Ay Ku Xanibtay Huteelada

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka bariga Hargeysa oo ay wehelinayaan Culimada gudida Wanaag Farista oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa taageeray go’aankii Xukuumadu ku xanibtay qaar ka mid ah Huteelada magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version