GABILEY(W,N)- Xildhibaan cabdicasiis cabdilaahi ismaaciil oo kamid ah golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay muranka ka taagan dhulka xabaalaha magaalada wajaale oo abuuray murank udhexeeya ganacsatada iyo maaulka sobobayna in xabsiga loo taxaabo 19 qof
Xildhibaan cabdicasiis ayaa eedo culus ujeediyay badhasaabka gobolka gabiley oo uu sheegay in ay qayb ka yahay xaalada ka taagan wajaale islamarkaana uu awoodii maamul u adeegsanayo sifo khaldan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;