“20 Qof Ayaa U Dhintay Caafimaad Daro Intii Ay Sugayeen Visaha Turkiga”Siyaasi Axmed Cilmi Yare.
HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Axmed Cilmi Yare ayaa dhaliilo culus ujeediyay qunsuliyada dalka turkigu ku leeyahay caasimada Somaliland oo uu sheegay in shacabka visayaasha ka doonaya ay ula dhaqmaan six un islamarkaana ay dad badani udhigeen xaalad caafimaad intii ay sugayee Visaha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;