HARGAYSA(W,N)- Sheekh Ciise Maxamuud oo kamid culimada reer Somaliland ahna Imaamka masjidka Salaama ee xaafada Ganad ee Degmada Ibraahim kood buur Ee Caasimada Hargaysa ayaa ka hadlay xukunka shareecada islaamku Ka qabto badal lagu sameeyo dhulka xabaalaha magaalada wajaale
Sheikh ciise ayaa faah faahin ka bixiyay waxa ay shareecadu ka qabto dhul loo hibeeyay in laga dhigo xabaalo in badal lagu sameeyo isagoo tusaale usoo qaatay dhul xabaalaha magaalada tog wajaale oo maalmahani muran ka taagan yahay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN SHEEKH CIISE;