|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Ciise Oo Ka Hadlay Xukunka Shareecada Islaamku Ka Qabto Badal Lagu Sameeyo Dhulka Xabaalaha Wajaale.
February 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Sheekh Ciise Maxamuud oo kamid culimada reer Somaliland ahna Imaamka masjidka Salaama ee xaafada Ganad ee Degmada Ibraahim kood buur Ee Caasimada Hargaysa ayaa ka hadlay xukunka shareecada islaamku Ka qabto badal lagu sameeyo dhulka xabaalaha magaalada wajaale Sheikh ciise ayaa faah faahin ka bixiyay waxa ay shareecadu ka qabto dhul loo hibeeyay in laga dhigo xabaalo in badal lagu sameeyo isagoo tusaale usoo qaatay dhul xabaalaha magaalada tog wajaale oo maalmahani muran ka taagan yahay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN SHEEKH CIISE;
Related posts:Daawo:Xildhibaan Siciid X. Afwayne Oo Eedaymo Culus U Laqimay Wasiir Faratoon Sheegayna In Nidaam Qa... Dawlada Emaraadka Carabta Oo Dalal Ay Somaliland Ku Jirto Ufasaxday Dadkooda Fiiseyaasha Booqashada ... Weftigii Gollaha Wasiirada Somaliland Ee Ku Sugnaa Dubai Oo kullan la Yeeshay Masuuliyiinta Ugu Sare... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|