WAJAALE NEWS

DAAWO;-Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Oo Sheegay In Dawladii Siyaad Bare Ku Sax Sanayd In Ay Xasuuqdo Shacabka Reer Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Mid kamid ah Raysal Wasaarayaashii soo maray somaliya Maxamed Cabdi Yuusuf kana mid ahaa masuuliyiintii xilalka kasoo qaybtay taliskii siyaad bare xiligii uu xasuuqa ku hayay shacabka somalilad Kana Soo jeeda deegaanka Gaalcayo  ayaa waraysi lalayeeshay ku sheegay in somaliland wakhtigan ubaahan tahay in xoog ciidan lagu Qabsado. isagoo farmaajo ugu baaqay in uu qaado talaabo milatari.

Sidoo kale Ex raysal wasaarihii hore ee somaliya ayaa Ururkii Snm ee xorayta gayiga Somaliland ku eedeeyay in ay iyagu dad shacab ah laayeen oo ka badan inta laga laayay reer Somaliland Burburiyeena Dawladii Somaliya ,kaasi oo qaaday dhabadii Cabdiraxmaan Guulwade.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version