WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maxadka Darasaadka Ee Hiigsi Oo Shahaado Sharaf Ku Maamusay Gudoomiyaha Haayada Qoxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl.

HARGAYSA(W,N)- Maxadka daraasaadka iyo taariikhda ee Hiigsi ayaa shahaado sharaf ku maamuusay Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) taasi oo ay sheegeen in uu ku mutaystay dadaal iyo juhdiga uu galiyay hawlaha uu uhayo qaranka iyagoo ku timaamay in uu yahay masuul sifiican ugutay shaqada uu qaranka uhayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version